Sidee ayay shirkadaha software-ka lacagta ahi u arkaan Open Source? #89
Replies: 3 comments 1 reply
|
@bukhaari1511 Su'aal caadi mahan waa discussion marka category discussion ah ayaa ku habbon, so let's discuss here. |
|
Inta badan shirkadaha khatar uma arkaan Open Source. Xitaa qaar badan oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ayaa si toos ah uga qayb qaata horumarintiisa. Waxay u arkaan qayb caadi ah oo ka mid ah software-ka, waxayna ku tartamaan adeegga, tayada, iyo qiimaha ay macaamiisha u kordhiyaan, halkii ay Open Source la dagaallami lahaayeen. |
|
shirkadaha badankoodu open source ka way dhayal sadaan oo uma arkaan wax tartan lagali kara laakiin badana open source ka marka loo eego advantages ka ay macmiishu ka helan ama users ku waxa uu noqda mid ka awood badan kan lacagta ah kana dhakhso badan in lahor mariyo software kaas. tusaale windows iyo linux marka la eego xaga isticmaalka waxa fudud windows sababta waxay tahay dadka badan koodu waxay aad u jecel yihiin inay isticmaalan GUI ama graphical user interface laakiin marka la eego adeeg yada linux ay bixiso iyo kuwa windows waxa aad ubadan kuwa linux waxa jira linux badan sida kali arch ubuntu fordera iyo kuwa kale oo badan sababta linux intaas oo os uyeeshay waa open source oo bulsho aad ubadan ayaa hor marinaysa xalinayso cilado badan korna uqaadaysa security giisa wana sababta maanta oo linux ugu awood badan yahay uguna security adag yahay shirkado badan sida microsoft apple. open source ku waa awooda maanta software badan unoqdeen kuwa ka security fiican shirkado . |
Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
Waxaan isweydiinayaa sida shirkadaha sameeya software-ka lacagta ah ay u arkaan Open Source. Tusaale ahaan, Microsoft waxay bixisaa Windows oo lacag lagu helo, halka Linux uu yahay Open Source oo bilaash ah.
Ma u arkaan Open Source tartan ama khatar ganacsigooda?
Mise waxay u arkaan wax caadi ah oo suuqa qayb ka ah?
Waxaan jeclaan lahaa inaan fahmo aragtidooda.
All reactions